Xubno kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Ciidamada Nabad sugida maamul goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay labo dagaalyahan oo katiranaa kooxda Jabhadaha Al Shabaab, kuwaa oo la sheegay in ay soo goosteen iskuna soo dhiibeen ciidamada Jubbaland. Labadan dagaalyahan ee isku soo dhiibay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in ay katirsanaayeen kooxda Jabhada Al Shabaab ee u dagaalama sida ciidamada Milatariga. … Continue reading Xubno kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)